Nooca cusub oo cudurka Covid-19 oo la shaaciyey inuu Somalia soo galay

Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay u hoggaansamaan tallaabooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka cudurka Karoona xilli cudurka uu kusoo laba kacleeyay halkaas. Wasiirka caafimaadka ee Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in uu aad u sarreeyo heerka isku gudbinta cudurka sidaas darteedna ay badatay tirada dadka u dhimanayo cudurka. Waxay intaas ku dartay … Continue reading Nooca cusub oo cudurka Covid-19 oo la shaaciyey inuu Somalia soo galay